

WASAARADDA MACDANTA, BIYAHA IYO TAMARTA
SOMALI MINISTRY OF MINING, WATER & ENERGY
Wasaaradda Macdanta, Biyaha Iyo Tamarta waxay si wannaagsan ugu shaqayn doonta Ummadda Soomaaliyeed ee la xaqiijiyey inay waddamo badan oo deris ah aanu uga fiicanahay. Soomaaliya waxay u baahan tahay inay hesho hawl karro gudan kara waajibaadka ay leedahay wasaaraddan isla-markaasna laga hawlgalin karo dadka takhasuska u leh Soomaaliya.